Gå til indhold

Velkommen til midsom
Registrer nu for at få adgang til alle vores funktioner. Når du er registreret og logget ind, vil du være i stand til at skabe emner, skrive svar til eksisterende tråde, give omdømme til medlemmerne, få din egen private messenger, post statusopdateringer, administrere din profil og så meget mere. Hvis du allerede har en konto, log ind her - ellers oprette en konto gratis i dag!
Billede

Sixirka,isha & Jinka

- - - - -

  • Log ind for at svare
27 svar på dette emne

#1
Murshidah

Murshidah

    Guldbruger

  • Søstrene
  • PipPipPipPipPipPipPipPipPip
  • 1.374 Beskeder
  • Køn:Kvinde

As salaamu Calaykum Wa Rahmatullahi wa barakatuh walaalayaal.

Vi plejede at være en nation af "vi lytter og adlyder" , men vi er blevet en nation af "Jeg tror og jeg føler" .

#2
Murshidah

Murshidah

    Guldbruger

  • Søstrene
  • PipPipPipPipPipPipPipPipPip
  • 1.374 Beskeder
  • Køn:Kvinde

Ka faaideysta inshaAllah wa tacaala.
Vi plejede at være en nation af "vi lytter og adlyder" , men vi er blevet en nation af "Jeg tror og jeg føler" .

#3
Murshidah

Murshidah

    Guldbruger

  • Søstrene
  • PipPipPipPipPipPipPipPipPip
  • 1.374 Beskeder
  • Køn:Kvinde
Qaybta isha inshaAllah wa tacaala

Vi plejede at være en nation af "vi lytter og adlyder" , men vi er blevet en nation af "Jeg tror og jeg føler" .

#4
Murshidah

Murshidah

    Guldbruger

  • Søstrene
  • PipPipPipPipPipPipPipPipPip
  • 1.374 Beskeder
  • Køn:Kvinde
Qaybta Jinka

Vi plejede at være en nation af "vi lytter og adlyder" , men vi er blevet en nation af "Jeg tror og jeg føler" .

#5
Murshidah

Murshidah

    Guldbruger

  • Søstrene
  • PipPipPipPipPipPipPipPipPip
  • 1.374 Beskeder
  • Køn:Kvinde
As salaamu calaykum wa rahmatullahi wa barakatuh!
Bismillahir rahmanir rahiim

Kære brødre og søstre
Jeg vil inshaAllah wa tacaala råde jer til at høre de forskellige videoer om Sixirka, isha & jinnka. Der kan ske alt, så det er altid godt at være velforbedret. Ka faaideysta walaalayaaal.

Vi plejede at være en nation af "vi lytter og adlyder" , men vi er blevet en nation af "Jeg tror og jeg føler" .

#6
Murshidah

Murshidah

    Guldbruger

  • Søstrene
  • PipPipPipPipPipPipPipPipPip
  • 1.374 Beskeder
  • Køn:Kvinde

Vi plejede at være en nation af "vi lytter og adlyder" , men vi er blevet en nation af "Jeg tror og jeg føler" .

#7
Murshidah

Murshidah

    Guldbruger

  • Søstrene
  • PipPipPipPipPipPipPipPipPip
  • 1.374 Beskeder
  • Køn:Kvinde
Spændende....

Vi plejede at være en nation af "vi lytter og adlyder" , men vi er blevet en nation af "Jeg tror og jeg føler" .

#8

#9
Murshidah

Murshidah

    Guldbruger

  • Søstrene
  • PipPipPipPipPipPipPipPipPip
  • 1.374 Beskeder
  • Køn:Kvinde
Tufmada Sharciga ah
 
Dhab-ahaanta(xaqiiqada) isha iyo siyaabaha loo daaweeyo: 

1- xaqiiqada isha iyo daawaynteeda:

Qeexidda isha: wuxuu yiri Ibnu Xajar  isagoo noo qeexaya isha: (Ishu waa eegmo wax u bogta fiicnaysana, taa soo ku dheehan xaasidnimo , ka soo fusha uurxumo, sidaasayna kii la eegay ku gaarsiisaa dhibaato xun) 

Waxaa kusoo arooray saxiixa Muslim in Nabigu salallaahi calayhi was salam yiri: Al caynu xaqqun, walaw kaana shayun saabaqal qadara sabaqathu alcaynu, wa idaa ustuqhsiltum faqhsiluu. 
 
Oo laga wado: Ishu waa xaqq, (waa wax jira oo dhab ah) haddii uu jiri lahaa wax la tartama ama ka hormara qadarta, waxaa ka hormari lahaa isha, haddii la idinka codsado dhaqmo iyo qabaysi dhaqa.
 
Wuxuu kaloo yiri rasuulka: Kitaabka ilaahay iyo qadartiisa kadib waxaa ugu badan dadka dhimanaya umadayda dadka ku dhimanaya isha. 
 
Daawada isha: 
Daawaynta ishu waa laba xaaladood, xaalad kastaana hannaan iyo qaab loo daaweeyo bey leedahay: 
 
Xaalada 1aad: waa haddi la garto qofka wax ileeyey, waa in qofkaasi ugu duceeyaa qofkii uu ileeyey barako iyo khayr, waa inuu dhahaa: Maa shaa Allah laa quwwata illaa billaah, kadib waxaa la amri ileeyaha wax ileeyey in uu dhaqo wajigiisa, gacmihiisa, xusuladiisa, anqawyadiisa iyo waliba hoosguntigiisa isagoo ku kordhaqanaya koob ama weel, kadib waxaa lagu shubi biyahaas xalka ah qofkii ilaysnaa ee isha qabay. waxaana lagaga shubayaa madaxiisa iyo dhbarkiisa qaarkooda dambe, kadib koobka waa la foorarin oo dhulka ayaa lagu gambiyi. 
 
Xaalada 2aad: Haddii la garan waayo, qofkii wax ileeyey, waxaa loogu ducayn barako, kadibna waxaa lagu tufi wixii tufmo sharci ah ee sugan. 
 
Xaqiiqada sixirka waan soo galin doona bi idnillah tacaala. 

Vi plejede at være en nation af "vi lytter og adlyder" , men vi er blevet en nation af "Jeg tror og jeg føler" .

#10
Murshidah

Murshidah

    Guldbruger

  • Søstrene
  • PipPipPipPipPipPipPipPipPip
  • 1.374 Beskeder
  • Køn:Kvinde

Daawada Sixirka:

Daawada sixirka waa labo xaaladood.

Xaalada 1aad: hadii la awooda in laga soo saaro sixirka salkiisa meeshii uu ku aasnaa , waa si wanaagsan, oo wuu burayaa sixirkii.
Xaalada  2aad:Haddii la waayo sixirku/falku meesha uu ku duuganyahay waxaa bukaanka ooda looga qaadayaa tufmada sharciga ah, taasaaana kala tuuraysa sixirka in shaa Allah.

Qaybaha isha:

Isha wax dhabata ama ilaysa, waxaa loo qaybiyaa saddex nooc:

1. il wax ka hesha ma jeclaata.
2. il xaasidad ah.
3. il dilaa ah.

isha wax dhabataa waa iney yahay laba mid, il biniaadan iyo il jinni. Waayo jinka laftirkiisu waxaa sugan inuu wax ileeyo, waliba si ka daran dadka ayuu ula helaa.
waxaa ku yimid sunanka nisaai in laga wariyey nin la dhihijiray abii nadrah isagoo waliba ninkaasi kasii warinaya abii saciid, wuxuu yiri: wuxuu ahaa rauulkii salallaaji calayhi was salam kii ka magan gala isha, jinka iyo ta dadkaba, laakiin markay soo dageen labadan suuradood biraabin naas iyo biraabil dalaq( oo loo yaqaano al mucawidataan)ayuu qaatay rasuulku , wixii kasoo hadhayna wuu iska daayey.

Next time waxaa soo galinaya " Toban arrimood oo lagaga hortagi karo sharka sixirka, isha iyo xaasidka"

qaala rasuulullah; man tasabbaxa kulla yawm sabca tamaaratin  cajwatin lam yadhurhu fii daalikal yawmi  summu walaa sixrun. Oo laga wado qofkii maalin walba ku subaxaysta todobo timirood oo cajwa ah , ma dhibayo maalintaas sun iyo sixirtoona.

Vi plejede at være en nation af "vi lytter og adlyder" , men vi er blevet en nation af "Jeg tror og jeg føler" .

#11
Aziza

Aziza

    Erfaren bruger

  • Members
  • PipPipPipPipPip
  • 437 Beskeder
  • Køn:Skjult
  • Beliggenhed:Århus

Dig og jinn, sixir etc..

Sover du om natten egentligt og er der en grund til du læser så meget om det?

And there are some among them who say: Our Lord! grant us good in this world and good in the hereafter, and save us from the chastisement of the fire.
Sura Baqara – Ayah 201

#12
Murshidah

Murshidah

    Guldbruger

  • Søstrene
  • PipPipPipPipPipPipPipPipPip
  • 1.374 Beskeder
  • Køn:Kvinde
Alhamdulillah. Jeg sover om natten.

Hvorfor? Lang historie.
Vi plejede at være en nation af "vi lytter og adlyder" , men vi er blevet en nation af "Jeg tror og jeg føler" .

#13
Ummu Bilal

Ummu Bilal

    Sølvbruger

  • Søstrene
  • PipPipPipPipPipPipPip
  • 606 Beskeder
  • Køn:Skjult
  • Beliggenhed:ALXAMDULILLAH

Ukhtii murshidah, sheekadaan naga jooge dee, dugsiga in aa uga soo tagnay ayaan u maleeyee ,  vi kan ikke sove om aften..

#14
Ibn Abi akhi

Ibn Abi akhi

    Guldbruger

  • Members
  • PipPipPipPipPipPipPipPipPip
  • 1.042 Beskeder
  • Køn:Mand
  • Beliggenhed:Say what?

Folk bør vide mere om det her, især søstre. 

  • ummu sahra kan lide dette

#15
Marwah

Marwah

    Erfaren bruger

  • Søstrene
  • PipPipPipPipPip
  • 374 Beskeder
  • Køn:Kvinde
  • Beliggenhed:Dunya

Dette emne skal helt klart belyses specielt os søstre, jeg er nu ikke fan af, at se sådan noget alene på youtube men mere at blive undervidst i det.

og vi er meget uvidne angående sådan noget her, det viste vores reaktion under påske dawa'en så Murshidah walashiis keep up the good work 

Behind every Great Man, there is a Great Woman...

And behind every Great Woman, there is..... a Great Mother :D

#16
Murshidah

Murshidah

    Guldbruger

  • Søstrene
  • PipPipPipPipPipPipPipPipPip
  • 1.374 Beskeder
  • Køn:Kvinde

Ukhtii murshidah, sheekadaan naga jooge dee, dugsiga in aa uga soo tagnay ayaan u maleeyee ,  vi kan ikke sove om aften..

Habibtii, ma soconeyso arintaan ee wax kale keen..

Folk bør vide mere om det her, især søstre. 

Sax.

Dette emne skal helt klart belyses specielt os søstre, jeg er nu ikke fan af, at se sådan noget alene på youtube men mere at blive undervidst i det.

og vi er meget uvidne angående sådan noget her, det viste vores reaktion under påske dawa'en så Murshidah walashiis keep up the good work 

Jazakillah khayr ukhti. Jeg r fuldstændig enig med dig. Vi er ret lost, når vi kommer til det emne(De fleste)
Jeg har hørt fra vandrøret, om jeres reaktion, heh. Ilaahay ha caafiyo qof walbo.

وقال: ﴿ وَمَنْ يَتَوَكَّلْ عَلَى اللَّهِ فَهُوَ حَسْبُهُ   (الطلاق:الآية3).

Vi plejede at være en nation af "vi lytter og adlyder" , men vi er blevet en nation af "Jeg tror og jeg føler" .

#17
shax shaxleey

shax shaxleey

    Grøn

  • Søstrene
  • Pip
  • 14 Beskeder
  • Køn:Kvinde

omg naga daa dee Murshidah! Jeg er blevet traumatiseret efter episoden i duksiga! Første og sidste gang jeg bliver iblandt sådan noget! inshallah 

  • Umm-khadija kan lide dette

#18
Umm-khadija

Umm-khadija

    Grøn

  • Members
  • Pip
  • 4 Beskeder
  • Beliggenhed:århus
Hahah den var også noget af en episode subhanallah!

#19
A'shadieeyah

A'shadieeyah

    Guldbruger

  • Søstrene
  • PipPipPipPipPipPipPipPipPip
  • 1.180 Beskeder
  • Køn:Kvinde
  • Beliggenhed:Aarhus

omg naga daa dee Murshidah! Jeg er blevet traumatiseret efter episoden i duksiga! Første og sidste gang jeg bliver iblandt sådan noget! inshallah 

Hahah den var også noget af en episode subhanallah!

toughen up, sisters.  :ph34r:

Books are a passport to the inner world.

#20
Murshidah

Murshidah

    Guldbruger

  • Søstrene
  • PipPipPipPipPipPipPipPipPip
  • 1.374 Beskeder
  • Køn:Kvinde

omg naga daa dee Murshidah! Jeg er blevet traumatiseret efter episoden i duksiga! Første og sidste gang jeg bliver iblandt sådan noget! inshallah 

Hahah den var også noget af en episode subhanallah!

toughen up, sisters.  :ph34r:

Runtii, waa idin fahmi karaa. Vi er kvinder, det skal li' understreges. Vi bliver let forskrækket. Men wallaahi hvis I læser om det og lærer masalada bedre at kende. Så frygter I ikke længere. Det er bare vores uvidenhed der dræber os fuldstændigt samt shaytanka som hvisker al mulig skrækkeligt.. In ilaahay la tala-saarta ba loo baahan yahay uun.

lkn, hadey saas tahay akhriya bal 10 qodob oo lagaga hortagi karo sharka sixirka, isha iwm:

Wuxuu ku sheegay Ibnu Qayyim kitaabkiisa badaaci al fawaaid toban arimood oo lagaga hortagi karo sixirka, isha.

1. Magangalka ilaahay, iyo dhufeyska kadhigashada xuska ilaahay.

2. Cabsida ilaahay, oo macnaheedu yahay raacadda waxa allah faray, iyo ka dheeraanshaha waxa uu reebay, waayo qofka ilaahay ka cabsada cabsi dhab ah, wuxuu ilaahay kafaala qaadayaa xifdintiisa iyo dhawriddiisa.

3. waa inuu u daayo cadawga xaasidka ah ilaahay, waayo dhagarta xumi waxay xaqdaa dadkeeda.

qaala tacaala: walaa yaxiiqul makru assayyiu illaa bi ahlihi surah faadhir ayah 43

4. Talasaarashada ilaahay: qofkii tala-saarta ilaahay, waxaa dhab ah inuu ilaahay ku filanyahay, talasaarashudana waa waxa ugu wayn ee adoonku kaga hortago waxaa tabartiisa ka wayn oo ah dhibaatooyinka uunka.

5. In qalbiga laga saaro daneynta xaasidka, waa in aan dhag jalaq loo siin xaasid, lagana cabsanin.

6. U jeedsiga xaqqa ilaahay iyo badhaxtirka cibaadadiisa iyo xaqqiisha.

7. Towbada oo lago towbadkeeno danbiyada oo dhan kuwaad ogtahay iyo kuwa aadan ogaynba .

8. Sadaqaysiga: Sadaqada iyo samalfalkuba waxay kaalin wayn ka qaatan celinta isha iyo sixirka.

9. Daminta dabka xaasidka , taas oo loo adeegsanayo jidka ixsaan iyo samalfalka, waa in loo ixsaan falaa si aad uga badbaadid xaasidkiisa iyo dhagartiisa, waayo qofka haddii aad wanaajisid waxaa la arkaa in uu ku tixgaliyo ama kaa xishooda sida loo yiriba af wax cunay xishoo, taas isagoo ilaahay ka hadlayo ayaa wuxuu yiri: walaa tastawil xasantu walas sayyi'ah idfac bil latii hiya axsanu fa idal ladii baynaka wa baynahu cadaawatun kannahuu wa liyyun xamiiim.

10.waa in la xaqiijiyaa oo la dhabeeyaa tawxiidka ilaahay, lagana dheeradaa shirkiga ama wax la wadaajinka ilaahay subhaanahu wa tacaala cibaadadiisa taas markii la helo wuxuu helayaa qofku amni iyo xasilooni.

Vi plejede at være en nation af "vi lytter og adlyder" , men vi er blevet en nation af "Jeg tror og jeg føler" .

0 bruger(e) læser dette emne

0 medlemmer, 0 gæster, 0 anonyme brugere